Man United waxay ka shaqaynaysaa Højlund, maaha Kane marxaladan.


🚨 Bayern ayaa dalab cusub u diri doonta Kane.


◉ PSG waxay aqbali doontaa dalab €300m, shaki kuma jiro.


◉ Wali wax wada hadal ah lagama helin Al Hilal-Mbappé laakiin waa la siiyay ogolaansho.


◉ PSG ayaa wali dareensan in Real Madrid ay ogolaatay KM.